| Title | Goobta nadiifinta ee UW Mount Baker Laundry |
||||
| DRAFT FOR PUBLIC COMMENT | Comment on this draft | ||||
|
|||||
| VIEW NOW |
Goobta nadiifinta ee UW Mount Baker Laundry (Number of pages: 5) (Publication Size: 900KB)
Note: Click here to view and print
|
||||
| Author(s) | Augie Nuszer | ||||
| Description | Waxaan kugu casuumeynaa inaad faallo ka bixiso dukumentiyada ku saabsan nadiifinta goobta University of Washington Mount Baker Laundry ee Seattle. Hawlihii hore ee ka dhacay goobta ayaa sababay wasakhow saliid iyo rasaas ah oo ku jira ciidda. El Centro de la Raza iyo Mercy Housing Northwest ayaa iska kaashanaya nadiifinta ka hor dib u horumarinta goobta si loogu beddelo guryo qoysas awoodi karaan. Dukumentiyada soo socda ayaa diyaar u ah dib u eegis: • Baaritaanka sixitaanka iyo daraasadda suurtagalnimada(Remedial investigation and feasibility study, RI/FS): waxaysharxaysaa wasakhowga iyo fursadaha kala duwan ee nadiifinta. • Qorshaha ficilka nadiifinta (Cleanup Action Plan, CAP): wuxuu sharxayaa waxa la qaban doono si loo nadiifiyowasakhowga goobtan. Waxa ku jira jadwal waqtiyeed. • Heshiiska oggolaanshaha iibsadaha mustaqbalka (Prospective Purchaser Consent Decree, PPCD): Heshiis sharci ah oo kuqasbaya El Centro iyo Mercy inay nadiifiyaan goobta islamarkaana ka ilaalinaya mas’uuliyadda wasakhowgii hore. • Qorshaha ka qaybgalka dadweynaha (Public Participation Plan, PPP): dukumenti sharxaya sida dadku uga qayb qaadankaraan habka nadiifinta. • Sharciga Siyaasadda Deegaanka ee Gobolka (State Environmental Policy Act, SEPA) – Go’aaminta Aan MuhiimAhayn: Go’aankeena ah in shaqada nadiifintu aysan ubadanayn inay waxyeello u geysato deegaanka. |
||||
| NOTES | Seattle Public Library Beacon Hill Branch, 2821 Beacon Ave S Seattle, WA 98114 206-684-4711 For document review assistance, please contact: Augie Nuszer, Outreach Specialist Augie.Nuszer@ecy.wa.gov 425-533-5537 | ||||
| REQUEST A COPY
|
The mission of the Department of Ecology is to protect, preserve, and enhance Washington’s environment. To help us meet that goal, please consider the environment before you print or request a copy.
ADA Accessibility The Department of Ecology is committed to providing people with disabilities access to information and services by meeting or exceeding the requirements of the Americans with Disabilities Act (ADA), Section 504 and 508 of the Rehabilitation Act, and Washington State Policy #188. Visit Ecology’s website for more information. |
||||
| Contact | Toxics Cleanup Program, Northwest Region at 425-758-5231 or augie.nuszer@ecy.wa.gov | ||||
| Keywords | Seattle, cleanup site, comment period, MTCA, contamination, affordable housing, Soil Contamination – Toxics | ||||
| WEB PAGE | UW Mount Baker Laundry site webpage | ||||
| CLEANUP SITE | Cleanup Site ID: 17017 |
||||
| FACILITY SITE | Facility Site ID: 19911937 |
||||
| RELATED PUBLICATIONS | Title:
UW Mount Baker Laundry cleanup site Sitio de limpieza de UW Mount Baker Laundry Khu Xử Lý Ô NhiỂm UW Mount Baker Laundry UW Mount Baker Laundry 清理场地 UW Mount Baker Laundry Public Participation Plan |
Copyright © Washington State Department of Ecology. See https://ecology.wa.gov/About-us/Accountability-transparency/Our-website/Copyright-information.