Title | Holly Park Cleanup Site |
||||
DRAFT FOR PUBLIC COMMENT | Comment on this draft | ||||
|
|||||
VIEW NOW |
Holly Park Cleanup Site (Number of pages: 5) (Publication Size: 828KB)
Note: Click here to view and print
|
||||
Author(s) | Augie Nuszer | ||||
Description | Waaxda Deegaanka (Department of Ecology, Ecology) waxay kormeeraysaa nadiifinta Othello Square - Holly Park Cleanup Site ee ku yaala xaafada Othello. Barnaamijka Guriyaynta Bulshada ee Community Roots (Community Roots Housing) iyo HomeSight, oo ah laba urur aan macaash doon ahayn oo xaruntoodu tahay Seattle, ayaa samaynaya nadiifinta. Ecology waxay bixinaysaa maalgelinta nadiifintan iyada oo loo marayo Barnaamijka Deeqaha Nadiifinta Guryaha La awoodi karo Qiimo ahaan. Barnaamijkani wuxuu hubinayaa in goobaha "si sax ah loo nadiifiyey iyada oo la kordhinayo ka qaybgalka bulshada iyo hubinta guryaha la awoodi karo ee habraaca." Waxaan jeclaan lahayn inaad faalooyin ka dhiibato dhukumiintiyada soo socda: • Wareegtada Ogolaanshaha Iibashada (Prospective Purchaser Consent Decree,PPCD): heshiis sharci ah oo faraya iibsadaha (yaasha) inay ka hirgeliyaannadiifinta goobta oo siisa iibsadaha(yaasha) bixinta maaliyadeed. • Qorshaha Ka Qaybqaadashada Dadweyne: dhukumuunti sharaxaya sida dadkuuga qayb qaadan karaan habka nadiifinta. |
||||
NOTES | English/Vietnamese/Chinese/Spanish/Tagalog/Somali: Seattle Public Library, New Holly Branch, 7058 32nd Ave S Ste 104, Seattle, WA 98118 | ||||
REQUEST A COPY
|
The mission of the Department of Ecology is to protect, preserve, and enhance Washington’s environment. To help us meet that goal, please consider the environment before you print or request a copy.
ADA Accessibility The Department of Ecology is committed to providing people with disabilities access to information and services by meeting or exceeding the requirements of the Americans with Disabilities Act (ADA), Section 504 and 508 of the Rehabilitation Act, and Washington State Policy #188. Visit Ecology’s website for more information. |
||||
Contact | Zak Wall at 425-758-5231 or zak.wall@ecy.wa.gov | ||||
Keywords | Seattle, cleanup, MTCA, PPCD, Othello neighborhood | ||||
WEB PAGE | Holly Park webpage | ||||
CLEANUP SITE | Cleanup Site ID: 4040 |
||||
FACILITY SITE | Facility Site ID: 8747316 |
||||
RELATED PUBLICATIONS | Title:
Sitio de limpieza de Holly Park Lugar ng Paglilinis sa Holly Park Địa Điểm Cần Dọn Dẹp Holly Park Holly Park 清理现场 Holly Park Cleanup Site |
Copyright © Washington State Department of Ecology. See https://ecology.wa.gov/About-us/Accountability-transparency/Our-website/Copyright-information.